Skip to main content

ESOL For Care - SOMALI

ESOL Loogu Talagalay Daryeelka

Nuqulka Barta internetka:

Masuuliyiinta WMCA ayaa la shaqaynaya tababbar bixiyeyaasha si ay u fuliyaan koorsooyinka ESOL (Ingiriisiga loogu talagalay Dadka ku hadla Luqado Kale) ee la xiriira shaqada, iyagoo nuxur xirfadeed ku dara barashada xirfadaha luqadda ee la asteeyey.

Koorsooyinkani waxay barteyaasha si ka fiican ugu diyaarin doonaan gelitaanka shaqada oo koorsooyinka ESOL Loogu Talagalay Daryeelka (ESOL For Care) waxay sanadka 2022 diyaar ka ahaan doonaan dhowr tababbar bixiyeyaal ku kala baahsan gobolka.

Si aad macluumaad dheeraad ah u hesho, fadlan iimayl u dir qofka lagala xiriiro adeegbixiyaha degaankaaga:

City of Wolverhampton College: lanes@wolvcoll.ac.uk

Fircroft College: admissions@fircroft.ac.uk

Dudley College: Michael.Killin@dudleycol.ac.uk

Adult Education Birmingham (Waxbarashada Qaangaarka Birmingham): information@baes.ac.uk

South Staffordshire College: Carol.Page@southstaffs.ac.uk

South and City College Birmingham: yvonne.mcpherson@sccb.ac.uk

Coventry College: jayi-hyde@CoventryCollege.ac.uk

Coventry Adult Education (Waxbarashada Qaangaarka Coventry): esolclasses@coventry.gov.uk